Call Us Today: +252-61-1002233

VILLA UNIT SHUB

By in Fearured with 0 Comments

DABAQA HOOSE

Xaafadda Daarusalaam waxaad ka heli kartaa dabaqyo kala duwan . dabaqan wuxuu ka koobanyahay 2 biyaano.  Biyaanada hoose wuxuu leeyahay 2 qol jiif, fadhi, qado, jiko, 2 musqulood, barando, garaash gali 2 gaari iyo jardiin.

Waxaa dheeraad ah 2 qol iyo masqul (service)-ka ah  oo loogu talagalay shaqaalaha guriga ka adeegaya.

DABAQA KORE

Biyaanada kore wuxuu leeyahay 3 qol jiif oo mid ka mid leeyahay musqul. Wuxuu sidoo kale leeyahay 2 musqulood hall iyo balkoon. Guud ahaa dabaqa cabirkiisu biyaanada kore iyo midda hoose waa (30*20) oo u dhigantan 600 mitir isku wareeg.

Share This
About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *