Call Us Today: +252-61-1002233

Villa Barwaaqo Shub- 4 Qol

By in Fearured with 0 Comments

waxey ka kooban tahay 4 qol oo jiif ah oo mid ka mid ah leeyahay musqul, waxey sidoo kale leedahay fadhi iyo qado,

 2 musqulood, jiko gudaha, Qolka dhar dhaqida, barando, parking 2 gaari, iyo jardiin. Villadda cabirkeedu waa 15*40 oo u dhiganta 600 Meter square. 

Share This
About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *