Call Us Today: +252-61-1002233

VILLA 6 QOL ROOF

By in Fearured with 0 Comments

waxey ka kooban tahay 6 qol oo jiif ah oo mid ka mid ah leeyahay musqul, waxey sidoo kale leedahay fadhi iyo qado,

 2 musqulood, jiko gudaha iyo mid dibadda. barando, garaash gali kara 2 gaari, iyo jardiin. Villadda cabirkeedu waa 30*20 oo u dhiganta 300 Meter square. 

Share This
About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *