DABAQA HOOSE

Xaafadda Daarusalaam waxaad ka heli kartaa dabaqyo kala duwan . dabaqan wuxuu ka koobanyahay 2 biyaano.  Biyaanada hoose wuxuu leeyahay qol jiif ah, fadhi, qado, jiko, 2 musqulood, barando iyo jardiin. Waxaa dheeraad ah 2 qol iyo masqul (service)-ka ah  oo loogu talagalay shaqaalaha guriga ka adeegaya.

DABAQA KORE

Biyaanada kore wuxuu leeyahay master room leh musqul iyo 2 qol jiif iyo musqul qol walba balakoon goni ah ayuu lee yahay. Guud ahaa dabaqa cabirkiisu biyaanada kore iyo midda hoose waa (15*20) oo u dhigantan 300 mitir square

Muraabaxa (Installment)

$154,580

4 Sano

30% Hormaris

Property Features

  • 2 Jardiin 6X5
  • 2 qol Service 4X2.5
  • Barando 10X2.5
  • Garaash 2 gaari
  • Kushiin 4X4
  • Qol Fadhi 7X6
  • Qolka Cuntada 4.3X3.5

Location