Villadda waxey ka kooban tahay 3 qol oo jiif  2 musqulood, jiko. barando, baakin gali kara 2 gaari, iyo jardiin. Villadda cabirkeedu waa 15*20 oo u dhiganta 300 Meter square.

Muraabaxa (Installment)

$49,200

4 Sano

30% Horumaris

Property Features

  • Garaash 2 gaari
  • Qol Suuli leh 4X5
  • Jardiin 4.5X3.5
  • Kushiin 3.5X3.3
  • Qol Fadhi 6X4
  • Qolka Cuntada 3X4
  • Barando 3.5X2.5

Location