Villadda waxey ka kooban tahay 4 qol oo jiif ah oo mid ka mid ah leeyahay musqul, fadhi 2 musqulood, jiko. barando, baakin gali kara 3 gaari, iyo jardiin.   Villadda cabirkeedu waa 15*20 oo u dhiganta 300 Meter square.

Muraabaxa (Installment)

$77,880

4 sano

30% horumaris

Property Features

  • Barando 3X2
  • Garaash 2 gaari
  • Jardiin 4.5X8.5
  • Kushiin 4X3.5
  • Qol Fadhi 4X5
  • Qol Suuli leh 5.5X4

    Location