DABAQA HOOSE

dabaqan wuxuu ka koobanyahay 2 biyaano.  Biyaanada hoose wuxuu leeyahay 2 qol jiif, fadhi, qado, jiko, 2 musqulood, barando, garaash gali 2 gaari iyo 2jardiin. Waxaa dheeraad ah 2 qol iyo masqul (service)-ka ah  oo loogu talagalay shaqaalaha guriga ka adeegaya.

DABAQA KORE

Biyaanada kore wuxuu leeyahay 4 qol jiif oo mid ka mid leeyahay musqul. Wuxuu sidoo kale leeyahay hall iyo balkoon. Guud ahaa dabaqa cabirkiisu biyaanada kore iyo midda hoose waa (30*20) oo u dhigantan 600 mitir isku wareeg.

 

Muaabaxa (Installment)

$300,900

4 San0

30% Hormaris

Property Features

  • Balcony
  • Garaash 2 gaari
  • Kushiin 4X4
  • Qol Fadhi 7X6
  • Qolka Cuntada 4.3X3.5
  • Barando 10X2.5
  • Famili hall 4X4
  • Qol suuli leh 5X5
  • 2 Jardiin 6X5
  • 2 qol Service 4X2.5

Location