Call Us Today: +252-61-1002233

Fearured

Villa Barwaaqo Shub- 4 Qol

By in Fearured with 0 Comments

waxey ka kooban tahay 4 qol oo jiif ah oo mid ka mid ah leeyahay musqul, waxey sidoo kale leedahay fadhi iyo qado,  2 musqulood, jiko gudaha, Qolka dhar dhaqida, barando, parking 2 gaari, iyo jardiin. Villadda cabirkeedu waa 15*40 oo u dhiganta 600 Meter square. 

Read More

VILLA UNIT SHUB

By in Fearured with 0 Comments

DABAQA HOOSE Xaafadda Daarusalaam waxaad ka heli kartaa dabaqyo kala duwan . dabaqan wuxuu ka koobanyahay 2 biyaano.  Biyaanada hoose wuxuu leeyahay 2 qol jiif, fadhi, qado, jiko, 2 musqulood, barando, garaash gali 2 gaari iyo jardiin. (more…)

Read More

VILLA 4 QOL DHEXDHIS

By in Fearured with 0 Comments

Villadda waxey ka kooban tahay 4 qol oo jiif ah oo mid ka mid ah leeyahay musqul. Waxey sidoo kale leedahay fadhi iyo qado 2 musqulood, jiko. barando, baakin gali kara 2 gaari, iyo jardiin. Villadda cabirkeedu waa 15*20 oo u dhiganta 300 Meter square.

Read More