Call Us Today: +252-61-1002233

Archives

Villa Barwaaqo Shub – 4 Qol

By in with 0 Comments

FAAHFAAHINTA GURIGA • Master Room leh Musqul • 3 Qol Jiif • Fadhi iyo Qado • Jiko & Dhar dhaqid • 2 Musqulood • Barando • parking Gaari • Jardiin Cagaaran • 600 metre square Bank Salaam Muraabaxa - $165,200 - 4 Sano - 30% Hormaris

Read More

Villa Barwaaqo Shub- 4 Qol

By in Fearured with 0 Comments

waxey ka kooban tahay 4 qol oo jiif ah oo mid ka mid ah leeyahay musqul, waxey sidoo kale leedahay fadhi iyo qado,  2 musqulood, jiko gudaha, Qolka dhar dhaqida, barando, parking 2 gaari, iyo jardiin. Villadda cabirkeedu waa 15*40 oo u dhiganta 600 Meter square. 

Read More

VILLA UNIT SHUB

By in Fearured with 0 Comments

DABAQA HOOSE Xaafadda Daarusalaam waxaad ka heli kartaa dabaqyo kala duwan . dabaqan wuxuu ka koobanyahay 2 biyaano.  Biyaanada hoose wuxuu leeyahay 2 qol jiif, fadhi, qado, jiko, 2 musqulood, barando, garaash gali 2 gaari iyo jardiin. (more…)

Read More

VILLA 4 QOL DHEXDHIS

By in Fearured with 0 Comments

Villadda waxey ka kooban tahay 4 qol oo jiif ah oo mid ka mid ah leeyahay musqul. Waxey sidoo kale leedahay fadhi iyo qado 2 musqulood, jiko. barando, baakin gali kara 2 gaari, iyo jardiin. Villadda cabirkeedu waa 15*20 oo u dhiganta 300 Meter square.

Read More

Dabaq Type A – 2 Biyaano

By in with 0 Comments

DABAQA HOOSE Xaafadda Daarusalaam waxaad ka heli kartaa dabaqyo kala duwan . dabaqan wuxuu ka koobanyahay 2 biyaano.  Biyaanada hoose wuxuu leeyahay qol jiif ah, fadhi, qado, jiko, 2 musqulood, barando iyo jardiin. Waxaa dheeraad ah 2 qol iyo masqul (service)-ka ah  oo loogu talagalay shaqaalaha guriga ka adeegaya. DABAQA KORE Biyaanada kore wuxuu leeyahay…

Read More

Villa Diamond – 3 qol

By in with 0 Comments

Villadda waxey ka kooban tahay 3 qol oo jiif  2 musqulood, jiko. barando, baakin gali kara 2 gaari, iyo jardiin. Villadda cabirkeedu waa 15*20 oo u dhiganta 300 Meter square. Muraabaxa (Installment) $49,200 4 Sano 30% Horumaris

Read More

Villa Type C – 4 Bedroom (Sold)

By in with 0 Comments

Villadda waxey ka kooban tahay 4 qol oo jiif ah oo mid ka mid ah leeyahay musqul, fadhi 2 musqulood, jiko. barando, baakin gali kara 3 gaari, iyo jardiin.   Villadda cabirkeedu waa 15*20 oo u dhiganta 300 Meter square. Muraabaxa (Installment) $77,880 4 sano 30% horumaris

Read More