Call Us Today: +252-61-1002233

Month: January 2016

VILLA 6 QOL ROOF

By in Fearured with 0 Comments

VILLA 6ROOM ROOF1

waxey ka kooban tahay 6 qol oo jiif ah oo mid ka mid ah leeyahay musqul, waxey sidoo kale leedahay fadhi iyo qado,  2 musqulood, jiko gudaha iyo mid dibadda. barando, garaash gali kara 2 gaari, iyo jardiin. Villadda cabirkeedu waa 30*20 oo u dhiganta 300 Meter square. 

Read More

VILLA UNIT SHUB

By in Fearured with 0 Comments

44

DABAQA HOOSE Xaafadda Daarusalaam waxaad ka heli kartaa dabaqyo kala duwan . dabaqan wuxuu ka koobanyahay 2 biyaano.  Biyaanada hoose wuxuu leeyahay 2 qol jiif, fadhi, qado, jiko, 2 musqulood, barando, garaash gali 2 gaari iyo jardiin. (more…)

Read More

VILLA 4 QOL DHEXDHIS

By in Fearured with 0 Comments

VILLA 4 ROOM DHEX KA DHIS

Villadda waxey ka kooban tahay 4 qol oo jiif ah oo mid ka mid ah leeyahay musqul. Waxey sidoo kale leedahay fadhi iyo qado 2 musqulood, jiko. barando, baakin gali kara 2 gaari, iyo jardiin. Villadda cabirkeedu waa 15*20 oo u dhiganta 300 Meter square.

Read More